Seattle Public Schools

Resources

Ilaha Qoyska ee Dugsiyada Seattle

A student holds a sign that says welcome in Somali

Dugsiyada Dadweynaha Seattle waxaa ka go’an inay arday kasta siiyaan waxbarasho  heer sare .

Waxaan u adeegnaa magaalada Seattle. Ardaydeenu waxay ku hadlaan in ka badan 140 luqadood ama lahjado. Shanta luqadood ee ugu sareeya ee ay ku hadlaan qoysaska iyo ardaydu waa: Isbaanish, Soomaali, Shiine, Fiitnaan iyo Amxaari.

Dugsiyadeena waxaa ka mid ah 62 dugsi hoose, 10 K-8, 11 dugsi dhexe, iyo 17 dugsi sare.

Tilmaamaha Luuqadaha Badan

Dugsiyada Dadweynaha Seattle waxay daabacaan macluumaadka muhiimka ah si ay uga caawiyaan qoysaska inay ardaydooda ku taageeraan boggaga internetka ee muhiimka ah oo wata qoraal uu qof turjumay halkii kombuyuutar.

Dhammaan bogaggayaga mareegaha sidan looma daabaco. Haddii aad booqato bogga internetka ee aan lahayn xidhiidhka luqadaha, waxaad isticmaali kartaa Google translate, oo ku yaal geeska sare ee midig.

Ku Cusub Dugsiyada Seattle

Ku soo dhawoow Dugsiyada Dadweynaha Seattle!

Waxaan ku hanweynahay dugsiyadayada abaal-marinaha ku guulaysta, macalimiin heersare ah, barnaamijyo tacliineed oo xooggan, iyo bulsho hawlkar ah.

A young student sits at a desk with a pencil in her hand.
New Student Enrollment
Ka Diwaangeli hada SPS

Ilmahaagu 5 sano ma noqon donaa August 31? Markan waa waqtigii lagu qori lahaa Kindergarten Dugsiyada Dadweynaha Seattle.

Learn more about 2022-23 Enrollment

Ilmahayga waa la qoray. Maxaa Xiga

Khayraadka


Wararka

A graphic with Seattle Public Schools logo

Xogta Cusub ee Dugsiyada Ilaha Wanaagsan leh

waxaan sameeyay qorshe dib loo eegay oo kaalmaynaya wax ka qabashada hoos u dhaca miisaaniyada sanad dugsiyeedka 2025-26.
An illustration of a calendar

Taariikhaha muhiimka ah ee 2024-25

Malmaha Sanad Dugsiyeedka 2024-25.

Student School Assignment

Understanding School Choice and School Assignment New Students Ilmahaagu ma bilaabayaa kindergarten ama ma yahay arday dugsigsi hoose ee SPS? Marka la diiwaan geliyo, ardayda si toos ah ayaa loogu meeleeyaa “Dugsiga Aagga Ugu dhow.”…

Nala soo Xiriir

Ra’yi-celinta mareegaha Waxaad noo soo diri kartaa ra’yi-celin ama talo-bixin mareegaha.

Su’aalaha guud Waxaad u soo diri kartaa su’aalaha Dugsiyada Dadweynaha Seattle foomkayaga Aan Wada hadalno.